Cadowtinnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareenka colaad iyo xumaan ee laba qof ama ka badan isu hayaan. ld cadowti, cadowtooyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadowtinnimo

cadowti | cadowtooyo | keligitashe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg