cagasaar
(m.dh) (-ro, m.dh)Meel la korayo ama laga degayo meelaheeda kala korreeya ee cagta la sii saarto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagasaar ↴
jaranjaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego. 2. Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg