Cahdi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Ballan adag oo lagu heshiiyo. ld axdi..


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cahdi

axdi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg