Axdi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Ballan adag oo lagu heshiiyo. ld cahdi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga axdi ↴
cahdi | dhagaxdixeed | faxdi | injiil | maxdin | naxdin | qawl | tawreed Axdigii hore |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

