Cajuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-siin/-syo, m.dh)

Nin aad u gaboobay oo leh dhaqan la dhibsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cajuus

cajuusad | cajuuso | cajuusoobid | cajuusow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg