cakisan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)Wax la cakisa noqosho.
cakisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax la cakisay ahaansho (bur, timir, dhoob, iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cakisan ↴
cakisnaan [m.f.dh]
eeg cakisan². ld cakisnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg