calaamadaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaamadaysan

calaamadaysnaan [m.f.dh]
eeg calaamadaysan. ld calaamadsanaan, calaamadsanaansho, calaamaysnaan.

calaamadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld calaamadaysan.

calaamaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld calaamadaysan.

layn [m.l] (-nan, m.l)
1. Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan. 2. Saf. 3. Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg