caleen-iskudhisan
(m.dh) (-eemo ..., m.l)

(bot.) Caleenta iskudhisani waxay leedahay baabaca caleen u qaybsan caleen yarooyin girigirkoodu gaarsiisanyahay aroore caleenta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caleen-iskudhisan

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg