Caloolaweyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (u) Koox dad ah oo hanti mood ah oo badan leh. 2. Marka balagga digirtu ka baxo miliqnimada ee ay iniinyihiisu yaryaryihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolaweyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg