Caloolbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Saxaro badan, jilicsan oo dulin nafleyda caloosha ka qooma keeno; shuban; dababbax.
Caloolbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Nafley saxaro badan oo jilicsan dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolbax ↴
caloolbixid | calool-jilciye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg