Caloolfayoobow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-bowday, -baatay)Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolfayoobow ↴
caloolfayoobaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg