caloolxanuun
(m.l)

Cudur kasta oo caloosha ku dhaca oo xanuujiya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolxanuun

caloolqabasho [m.dh]
Xanuun qabatin ah oo caloosha maroojiya; caloolxanuun. ld caloolqabad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg