caloolxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolxun ↴
caloolxumaan [m.f.dh]
eeg caloolxun. ld caloolxumaansho, caloolxumi, caloolxumo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg