Calooshi-lacayaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(calooshood-lacayarro, m.dh) Qof maalintaas hantidiisu sida ay tahay u dhaqma oo aan mustaqbalka ka fikirin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calooshi-lacayaar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg