Calwasaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.

Calwasaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasanto oo la socoto jirro maskaxda.

Calwasaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calwasaad

calwasaadid | carwasaad | carwasaad | carwasaadid | tarsaasi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg