camalxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)Qof aan dabeecad wanaagsanayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camalxun ↴
camalxumaan [m.f.dh]
eeg camalxun. ld camalxumaansho, camalxumi, camalxumo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg