Cambar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Shay udgoon, xabag u eg, uurka nibiriga qaarkii ku samaysma oo xeebaha laga helo. ld canbar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cambar

asli | cambarshe | cambaruud | canbar | canbarshe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg