canaadi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

ld cinaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canaadi

canaadid [m.dh]
ld cinaadid.

canshuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Hanti canshuur ka bixin. 2. Cid canaadid. ld cashuur².

cinaadi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: qof cinaad badan. ld canaadi.

cinaadid [m.f.dh]
eeg cinaad². ld canaadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg