canshuur
(m.dh) (-ro, m.l)

Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur¹.

canshuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Hanti canshuur ka bixin. 2. Cid canaadid. ld cashuur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canshuur

canshuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la canshuuray ahaansho (hanti). ld cashuuran.

canshuurasho [m.f.dh]
eeg canshuuro. ld cashuurasho.

canshuurid [m.f.dh]
eeg canshuur². ld cashuurid.

canshuurnaan [m.f.dh]
eeg canshuuran. ld canshuurnaansho, cashuurnaan, cashuurnaansho.

canshuurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld canshuurnaan.

canshuuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.

canshuurqaad [m.l]
ld Cashurqaade; Canshuurqaadid; canshuurqaade.

canshuurqaade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg