Cananno

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhacaan cad, dhirta qaarkeeda ka yimaadda oo ku dhega wixii taabta oo adag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cananno

cinjir | gaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg