Cinjir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed leh laamo jilicsan, caleemo iyo iniino yaryar iyo cananno cad oo ka baxa dhulka kulaylaha. 2. Dhacaanka geedka cinjirka. 3. C. ah: shay ka sameysan dhacaanka cinjirka; xabag; ramal; goome.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cinjir ↴
wadaan | buufin | cinjirrageed | dhegdheg | hilibcinjir | kubbad | lis | ramal | roor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg