Candhabeel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.

Candhabeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Cudur candhada ku dhacay awgeed xididdada caanaha waxyeeloobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhabeel

candhabeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg