candhabeelid
(m.f.dh)

eeg candhabeel². ld candhabeel¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhabeelid

candhabeel [m.l]
1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg