Candhasaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Kolay maro ama harag ka samaysan oo ariga candhada loo geliyo si aysan dhashoodu u nuugin.

Candhasaab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhasaab

candhasaaban | candhasaabasho | candhasaabid | candhasaabnaan | candhasaabnaansho | candhasaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg