caniin
(m.l)

ld ciniin¹.

caniin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)

ld ciniin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caniin

caniini [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld ciniini.

caniinid [m.dh]
ld ciniinid.

caniinin [m.dh]
ld ciniinin.

ciniin [m.l] (-nno, m.dh)
Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin¹, cinniin¹.

ciniin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin², cinniin².

ciniini [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.

ciniinid [m.f.dh]
eeg ciniin². ld caniinid, cinniinid.

ciniinin [m.f.dh]
eeg ciniini. ld caniinin, ciniinnin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg