Ciniin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin¹, cinniin¹.


Ciniin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin², cinniin².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciniin

caniin | caniin | caniini | caniinid | caniinin | ciniini | ciniinid | ciniinin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg