Cajiin
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Budo meseggo ama galley oo biyo lagu rafaaqay. 2. Budo meseggo ama galley iyo bur laysku qasay oo canjeelo laga sameeyo.
Cajiin
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)1. Biyo ku rafaaqid budo meseggo ama galley. 2. Budo meseggo ama galley iyo bur isku qasid si canjeelo looga sameeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cajiin ↴
cajiimid | qoosh | qoosh | rafaaji | raqad | ridiq | ridqo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg