Canjiid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.l)

Summad alif dheer ah oo xoolaha daanka looga dhigo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canjiid

gacanjiiddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg