Canjil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld canjilid.

Canjil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canjil

canjilid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg