cantoobo
(m.dh) (-ooyin, m.l)In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo buuxisa. ld cantoob, xantoobo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cantoobo ↴
cantoob [m.dh]
ld cantoobo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg