carabiyee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-yeeyay, -yeysay)1. (f.mg) Af carbeedka ku hadlid. 2. (f.mg) Carab is macnayn. 3. (f.g) ld carabee. ld carabee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carabiyee ↴
carabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid. 2. Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
carabiyeyn [m.dh]
eeg carabiyee. ld carabayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg