carabee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

1. Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid. 2. Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carabee

carabayn [m.f.dh]
eeg carabee. ld carabiyeyn..

carabiyee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
1. (f.mg) Af carbeedka ku hadlid. 2. (f.mg) Carab is macnayn. 3. (f.g) ld carabee. ld carabee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg