Udug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ur la jecleysto. 2. Wax ur la jecleysto leh oo la shito ama lays mariyo.
Udug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dgay, -dugtay)Wax caraf la jeclaysto yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga udug ↴
udgid | udgoon | jaawe | ardooyin | ayaamo | boorane | dhaashi | dhir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg