Caroceli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Haweenay dudday gurigeedii ku celin iyadoo la raali geliyay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caroceli

carocelin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg