Caroog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo/caroog, m.dh)

1. Buun. 2. (muus.) Qalabka muusikada nooc ka mid ah oo leh af ballaaran, cod dheerna bixiya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caroog


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg