Carrabla'
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld carrablaay.
Carrabla'
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-'aa -'ayd)Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carrabla' ↴
carrabla' | carrabla' | carrabla'aan | carrabla'aansho | carrablaay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg