Carshaashee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-sheeyay, -shaysay)

Hawl qas iyo lab dhex gelin. ld carshacarshee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carshaashee

carshaashayn | carshacarshee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg