carwo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Suuq weyn, lagu soo bandhigo waxsoosaarka beeraha, warshadaha iwm oo waqti go'an oo lagu daawado leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carwo

gabaye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Meel hadba waqti go'an oo lagu heshiiyey ay ganacsatadu wax ku kala iibsadaan; carwo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg