Casaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1.C. ah: midab guduud furan ah. 2. Dermo inteeda midabka iyo naqshadda leh. ld casiin.

Casaan

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg cas². ld casaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casaan

xabbadqaad | aroore-holac | ashkir | beycas | buro | calas | camaajiir | carab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg