casabayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Cid casabo ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casabayso

casabaysasho [m.f.dh]
eeg casabayso. ld casabaysad, casabaysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg