Casar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Waqtiga u dhexeeya duhurka iyo maqribka. 2. Salaadda la tukado waqtiga casarka. ld casir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casar ↴
casardheer | casardheere | casargaab | casargaabad | casariye | casarleged | casarliiq | casir | duhur |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

