Casir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld casar.


Casir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xanuun aad ah oo qabatin ah caloosha ka dareemid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casir

casar | casirid | dabadhiig | hargal | xundhur-bakteeriyeed |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg