casil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Qof jago hayo ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casil

casilaad [m.dh]
1. Ka qaadista nin siyaasi ah xilka. 2. ld casilid.

casilid [m.f.dh]
eeg casil. ld casilaad (2).

iscasil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
Qof jago iwm oo uu hayey iskiis u wareejin.

iscasilaad [m.dh]
Xil iska wareejinta qof uu iskiis isaga wareejiyo jago iwm oo uu hayey.

iscasilid [m.f.dh]
eeg iscasil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg