casri
(m.l)1. Sebenka markaa la joogo. 2. C. ah: wax cusub oo waqtiga la socda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casri ↴
da' [m.dh]
1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo
iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool. duq, da'aad
taarikhda casriga ah [m.dh]
Taarikhada casriga ee jirta waqtigan.
casriyayn [m.f.dh]
eeg casriyee.
casriyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Wax, wax cusub oo waqtiga la socda ka dhigid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg