casun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-umay, -untay; -umi)

Cid casuumad u fidin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casun

baab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah. 3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.

casumid [m.f.dh]
eeg casun.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg