Baab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah. 3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baab

aad | ba' | baabaha masiixiga | baabasiir | baabba' | baabba' | haad | baabbaca-caleen | baabbacayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg