Catatar

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

C. ah: qandho kulul.

Catatar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qandho kulul oo haysa awgeed la jarayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga catatar

catatarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg