Catiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.
Catiir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga catiir ↴
caddiir | catiiran | catiirid | catiiris | catiirnaan | catiirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg