Catow
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Hadal qof ku muujiya xumaan ama dhibaato gaartay, calaacal. 2. ld cataabid.
Catow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-taabay,-towday; -taabi)Cid, xumaan ama dhibaato gaartay hadal ku sheegid, claacalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga catow ↴
cataabid | gooh |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

