Cawri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xin, kuuni. 2. Il, dhabato, illaaco, cawro.
Cawri
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ryay, -riday; -ryi)Hanti cid leedahay kuunyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawri ↴
cawratir | cawratir | cawratirid | cawratiryo | cawritir | cawritir | cawritirid | cawritiryo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg